Course Details

(0) Rating

Couse of A+ Computer Master Class

Course dan Waxaad ku qaadan doontaa Aasaasiyadka ugu horeeya ugu Muhiimsan Barshada Cilmiga IT ga oo u noqoneysa bar bilaw iyo Saan qaad ka ugu horeeya Sarfkaaga ITga , Haddab hadii aad qadato oo si fiican aad u dhigato Coursedan waxaan kuu damaanad qaadayaa inaad aad u kala baran doonto baran doonto cilmi aad u weyn oo ku saabasan isla Computer kan aad isticmaasho Maalin walba Course dan Qofka qaataa ee Si fiican u darsaa Runtii Wax Weyn baa iska kaa badali doon oo ku saabsan taariikhda uu soo marey Computer ku iyo waliba sida uu u shaqeeyo wax kasta oo ku guda jira Computer ka iyo waliba Cilmi aad u qaaliya oo ah luuqada lagula hadlo ama se uu fahmo Computer ku oo aad ku baran doonto isla Course dan marka aad si fiiican aad u dhamaysto isla Course dan waxaad awood u yeelan doontaa inaad Computer ka u abtiriso oo aad Xubin xubin u garan doonto iyo guud ahaanba sida uu u shaqeeyo, dhamaan wax kasta oo Update ahna Course dan A+ Computer ku saabsan waa lagu soo darayaa insha Allah.

Instructor profile image
Abdirahman Hashi
Beginner
Knowledge of Computer

Course Overview

Course dan Waxaad ku qaadan doontaa Aasaasiyadka ugu horeeya ugu Muhiimsan Barshada Cilmiga  IT ga 

oo u noqoneysa bar bilaw iyo Saan qaad ka ugu horeeya

Sarfkaaga ITga ,

Haddab hadii aad qadato oo si fiican aad u dhigato Coursedan waxaan kuu damaanad qaadayaa 

inaad aad u kala baran doonto 

baran doonto cilmi aad u weyn oo ku saabasan 

isla Computer kan aad isticmaasho Maalin walba 


Course dan Qofka qaataa  ee Si fiican u darsaa Runtii

Wax Weyn baa iska kaa badali doon

oo ku saabsan taariikhda uu soo marey Computer ku 

iyo waliba  sida uu u shaqeeyo wax kasta oo ku guda jira

Computer ka  iyo waliba 


Cilmi aad u qaaliya oo ah luuqada lagula hadlo 

ama se uu fahmo Computer ku oo aad ku 

baran doonto isla Course dan 


marka aad si fiiican aad u dhamaysto isla 

Course dan waxaad awood u yeelan doontaa 

inaad Computer ka u abtiriso oo aad Xubin xubin 

u garan doonto iyo guud ahaanba sida uu  u shaqeeyo,


dhamaan wax kasta oo Update ahna Course dan 

A+ Computer ku saabsana waa  lagu soo darayaa insha Allah.

Learning Outcomes

Course Requirements

Course FAQS

Course Curriculum

Course Reviews

0

Out of 0 Rating

0 Rating
0 Rating
0 Rating
0 Rating
0 Rating
Course thumbnail
This Course Includes:
Duration
4:30:00
Course Level
Beginner
Lessons
4
Tags
Language
Somali
Price
$9 $29
Up Coming